Duqa Muqdisho oo Gudoomiye Waaxeedyo u magacaabay Deegaan Beeleed (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa lagu magacaabay lix Gudoomiye Waaxeed ay yeelaneyso Deegaanka Beesha Garasbaaley. Deegaanka beesha Garasbaaley ayaan kamid aheyn Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana maamulka gobolka Banaadir ugu magacaabanyahay Deegaankan mid Beeleed, waxa uuna leeyahay deegaankan Gudoomiye iyo kuxigeeno. Waxaa marar badan fashilmay isku … Continue reading Duqa Muqdisho oo Gudoomiye Waaxeedyo u magacaabay Deegaan Beeleed (Akhriso)